Milgo waa mid ka mid ah heesaha macaan ee uu ku luuqeeyo, fanaanka da'da yar ee Soomaaliyeed ee Nimcaan Hilaac, waxeey heestu soo baxday sanadka 2021-ka.
NINKA RUUNKA UROON: AWEYS QAMIIS CABDALLA MABUUSE
2021/10/19 | 3 mins.
Heestan waxaa la qaaday 80;naadkii waxeyna ka mid ahayd riwaayaddii caan baxday ee banaadiriga ahayd, ee GABARTII LA AROOSAY, GUURKEEDA LABAAD.
Guddoodi, Xasan Aadan Samatar 1986 (Riwaayaddii Wadnuhu Wadar Kama Dhaxeeyo