
SE05EP06 Bani'aadannimo Maxay Tahay?
2025/7/15 | 42 mins.
Send us a textDr. Ciise Cabdi Jaamac waxa uu ka mid yahay dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn. Waxa uu daweeyaa dad ku nool dhulal aad u fog oo ay ka jirto baahi caafimaad. Waxa aynu kala sheekaysan doonnaa qiimaha ay leedahay in dadka loogu adeego bani’aadannimo. Dhegaysi wacan!Support the show

SE11EP04 Sirta Maanka
2025/1/31 | 37 mins.
Send us a textCabsi, murugo, werwer, walbahaar, iskubuuq.. intaasiba waa xaaladaha fudud ee qofka soo wajahi kara, dhanka caafimaadka maanka. Asma Dhamac oo ku takhasustan cilmigan ayaa ka warramaysa. Dhegaysi wacan!Support the show

SE11EP03 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed"
2025/1/24 | 30 mins.
Send us a textWaa barnaamijka Fanka & Suugaanta. Waxa ku casuuman Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed". Dhegaysi wacan!Support the show

SE11EP02 Qaxii Suudaan
2025/1/18 | 1h 4 mins.
Send us a textDagaalka Suudaan ka qarxan sannadkii 2023-kii, sidee ayuu saameeyay dhallinyarada Soomaalida ah ee halkaas wax ka dhigan jirey? Daawasho wacan!Support the show

SE11EP01 ABDI ADDE
2025/1/07 | 30 mins.
Send us a textABDI ADDE waa muuqaalsameeye ku shaqaysta telefoonkiisa, muuqaallo qurux badanna soo gudbiya. Dhegaysi wacan!Support the show



Codka Ubax